HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland cabdirashiid rijo raac ayaa shaaciyay nidaam cusub oo lagu gali doono doorashada soo socota ee madaxtooyada jsl oo u astaysan in ay Dalka qabsoonto dabayaaqada 2022.
Sidoo kale gudoomiye riyo raac oo faah faahin ka bixiyay qaabka uu ushaqaayn doono nidaamkan cusubi ayaa sheegay lagu gali doono doorashada madaxtooyada ay somaliand ka caawisay dawlada tiawan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;