|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!
September 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland cabdirashiid rijo raac ayaa shaaciyay nidaam cusub oo lagu gali doono doorashada soo socota ee madaxtooyada jsl oo u astaysan in ay Dalka qabsoonto dabayaaqada 2022. Sidoo kale gudoomiye riyo raac oo faah faahin ka bixiyay qaabka uu ushaqaayn doono nidaamkan cusubi ayaa sheegay lagu gali doono doorashada madaxtooyada ay somaliand ka caawisay dawlada tiawan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynihii Hore Ee Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Dagaal Ee Deegaanka Tukaraq,Fariina U Diray Mada... Axmed Siciid Cige oo Ka Fadhiistay Shaqadii BBC-da, Kana Waramay Waxyaabihii La Yaabka Lahaa ee Uu U... "Shaqadii Dekeda Wax Badan-baa Iska Bedelay, Waana la Casriyeeyay". Maareeyaha Dekedaha S/land. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|