ayaa waxaa uu si kulul uga hadley xilkii uu hayey oo goor dhaweyd uu ka qaadey Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed
Xoghayihii hore ayaa sheegay in sababta xilka looga qaadey uu u aaneynaayo ka dib markii uu dhawaan warbaahinta ka sheegay arimo musuq maasuq oo u ku kacay maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco .