HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah haweenka reer somaliland oo iygu jira hablo dhalinyaro ah iyo haween hooyooyin ah ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen sidii loo caawin lahaa loona garab istaagi lahaa dadkii ku caydhoobay dabkii gubay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa.
Kulanka haweenka oo ka dhacay magaalada hargaysa ayaa lala soo saaray baaq ku aadan arimahaasi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;