WAJAALE NEWS

DAAWO;-Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub Iyo Sobobaha Ku Kalifay!

HARGAYSA(W,N)-Prof axmed ismaaciil samater oo kamid ah aqoonyahanka reer somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu furanayo urursiyaasadeed cusub kaasi oo la magac baxay hilaac

Sidoo kale prof axmed ayaa sharaxaad ka bixiyay sobobta keentay in uu xiligan furo urursiyaasadeed,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version