HARGAYSA(W,N)-Wakiilka Dalka Ingiriiska ufadhiya Somaliland oo maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay saxaafada ayaa ka hadlay dhaawac iyo samcad Xumada ay Somaliland ku keentay Cabudhinta saxaafadu iyo Xoriyatul Hadalka mudadii ay talada dalka Haysay Xukuumada Madaxwayne Biixi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/q3C8WBx9EI4