WAJAALE NEWS

Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ujeediyay Shacabka Reer Burco.

BURCO9W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa khudbad qiiro leh ujeediyay kumanaan kamid ah shacabka reer burco oo maanta kusoo dhaweeyay magaalada burco isagoo sheegay in ay reer burco muujiyeen midnimo isku duubnaan.

"Waxaan dib u dhisaynaa Ciidanka Qaranka" Musharax Cirro

Exit mobile version