HARGAYSA(W,N)-Prof axmed ismaaciil samater oo kamid ah aqoonyahanka reer somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu furanayo urursiyaasadeed cusub kaasi oo la magac baxay hilaac
Sidoo kale prof axmed ayaa sharaxaad ka bixiyay sobobta keentay in uu xiligan furo urursiyaasadeed,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;