WAJAALE NEWS

Daawo: Khilaaf Culus oo Ka Dhex Taagan Maamulka Xaafada State House-ka

Hargeysa (WJN)— Dadweynaha degan xaafada State House-ka ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqsiyaad sheegay inay yihiin gudida xaafada.

Guddoomiyaha xaafada State House-ka Sulub Ibraahim Maxamed ayaa maamulka gobolka Maroodi Jeex ugu baaqay inay arintan ay soo fara geliso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version