WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Adag Ka Yeeshay Kor Ukaca Miciishada Eedo Culusna Ujeediyay Wasirka Ganacsiga.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golha guurtida Somaliland ayaa fadhigii maanta kaga dooday xaalada dalka iyo kor ukaca miciishada oo saamayn ku yeeshay bulshada reer Somaliland

Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa wasiirka ganacsiga ku eedeeyay in uu la saftay ganacsatada ismarkana uu ka leexday dariiqii wax lagaga qaban lahaa sixir bararka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version