DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Adag Ka Yeeshay Kor Ukaca Miciishada Eedo Culusna Ujeediyay Wasirka Ganacsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Adag Ka Yeeshay Kor Ukaca Miciishada Eedo Culusna Ujeediyay Wasirka Ganacsiga.
December 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golha guurtida Somaliland ayaa fadhigii maanta kaga dooday xaalada dalka iyo kor ukaca miciishada oo saamayn ku yeeshay bulshada reer Somaliland

Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa wasiirka ganacsiga ku eedeeyay in uu la saftay ganacsatada ismarkana uu ka leexday dariiqii wax lagaga qaban lahaa sixir bararka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS