Gabiley (WJN)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa maanta soo afmeeray kal-fadhigii 16aad oo lagaga doodayay ansixinta miisaaniyada 2019 iyo town balayn loo samaynayo magaalada Gabiley.
Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar ayaa ka warbixiyay gunaanadka kal-fadhiga golaha deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/hQJWjMvfjQ0