GABILEY(W,N)-Xildhibaanada Golaha Deegaanka degmada gabiley oo iskugu yimid fadhi aan caadi ahayd ayaa ansixiyay Miisaaniyada golaha ee 2021.
Fadhiga golaha deegaanka yaa waxaa kasoo xaadiray 18 mudane kuwasi oo ansixiyay miisaaniyada golaha.
Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Ayaa faah faahin ka bixiyay ansixinta miisaaniyada 2021 iyo mashaariic ay sanad ka hirgalin doonaan magaalooyinka arabsiyo Iyo Wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;