WAJAALE NEWS

Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Mishiin Laga Xaday Cisbitaalka Magaalada Ceerigaabo Iyo Arimo Kale!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland cumar dheere ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada guud ee caafimaadka dalka iyo xaqiiqada mashiin laga xaday cisbitaalka magaalada ceerigaabo oo dad loo xidh xidhay xatooyada mishiinka dhiiga lagu baadho

Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in mishiinka la xaday loo xidh xidhay 7qof

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version