CEERIGAABO(W,N)-Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka sanaag ayaa xaqijiyay in la xaday mishiin uu lahaa cisbitaalka ceerigaabo dadna loo xidh xidhay
Hadalkan ayaa masuuliyiinta caafimaadka gobolka sanaag kasoo baxay markii ay xisbiga wadani ka hadleen xatooyada mishiinkan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;