WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay Aar Goosi Iyo Aduun Urursi.

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga wadani barkhad jaamaca batuun ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi isagoo ku eedeeyay in ay xukunkii iyo taladii dalka uga faa,iidaysatay Aar goosi iyo aduun urursi

Sidoo kale xoghaye barkhad ayaa ka haday xadhiga gudoomiyha agarabka dhalinyarada xisbiga oo wali xidhan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/CDNbDPKLdfE

Exit mobile version