WAJAALE NEWS

DAAWO;Mucaaridka Oo Samaystay Cudud Is Bahaysi Iyo Nuxurka War-Murtiyeed 7 Qodob Ka Kooban Oo Ay Soo Saareen

Hargeysa:(Wajaalenews)-Munaasibad ballaadhan oo maanta lagu qabtay Hutel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu daahfuray Isbahaysi cusub oo mucaaradka somaliland samaysteen, taas oo ay ku bahoobeen labada xisbi-mucaarid ee Ucid iyo Waddani iyo waliba Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku.

http://youtu.be/giTqq5WSX6A

Munaasibaddan ayaa waxa kasoo qaybgalay inta badan aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta ka fikirka duwan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana laga jeediyey khudbado kala duwan oo salka ku hayey sidii xal loogu heli lahaa qabyada ka muuqata arrimaha Doorashada dalka ka qorshaysan.

 

Exit mobile version