WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Ku Wareejiyay Saacado Loo Qodayo Beerlayda.

Gabiley (W,N):- Wasiirka Wasaarada Hurumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa maanta Masuuliyiinta Gobolka Gabiley ku Wareejiyay saacado  Xukuumadu Ugu Talo gashay in loo qodo Dadka Beeralayda ah Ee ku Dhaqan Gobolka Gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/IBDiNL0hmy0

Exit mobile version