Tog Wajaale (W,N) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed oo kormeer ku tagay Mashruuc Beereedka Tog Wajaale Ayaa Shaaciyay War ka farxiyay Beeralayda Reer Somaliland,
Sidoo kale Wasiir Axmed Muumin Seed ayaa shaaciyay in Xukuumadu Joojisay gabi ahaanba siidhka kala duwan ee dalka dibadiisa laga keeno iyo Raashinka ay Haayaduhu dalka Dibadiisa kasoo waridaan lagu soo Beego Xiliyada Uu soo Baxo Dalaga Dalku Taasi oo Dhaawac wayn ku haysa Beeralayda Dalka;
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/udXxwLQ89A4