WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shirkada Hass Ku Eedeeyay In Ay Maalgaliso Jabhada Buuhoodle.

“Jabhada Buhoodle Waxa Maalgeliya Somalia Iyo Shirkada Hass,,Wasiir Qambi

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta cabdirashiid ducaale qambi ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool iyo jabhado ka jira deegaanka buuhoodle

Sidoo kale wasiir qambi ayaa  shirkada hass petreum ku eedeeyay in ay maalgaliso jabhadaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version