HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada caafimaadka Somaliland oo munaasibad meher ka hadlay ayaa soo bandhigay daraasad ay wasaarada caafimaadka ka samaysay gobolada somaliland oo lagu ogaaday sida ay gobolada somaliland ukala taran badan yihiin
Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in gobolka sool ugu taran badan yahay halka gobolada maroodi jeex iyo awdal ugu yar yihiin xaga taranka dadka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;