|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Waramay Daraasad Ay Sameeyeen Oo Lagu Ogaaday Sida Ay Gobolada Jsl Ukala Taran Badan Yihiin.
July 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada caafimaadka Somaliland oo munaasibad meher ka hadlay ayaa soo bandhigay daraasad ay wasaarada caafimaadka ka samaysay gobolada somaliland oo lagu ogaaday sida ay gobolada somaliland ukala taran badan yihiin Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in gobolka sool ugu taran badan yahay halka gobolada maroodi jeex iyo awdal ugu yar yihiin xaga taranka dadka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Abwaan Cabdi Cali oo U Caqli Celiyay Badhasaabka Gabiley Mustafe SHiine una Soo Jeediyay inuu... Shacabka Gobolka Gabiley Oo Ka Rajo Dhigay Waxqabadkii Laga Filayay Maayar Maxamed Amiin Iyo Xogo ... Halgamaa Faneed Shamis Qadar Jeex Oo ka Hadashay Arimo Badan, Fariimana Udirtay Madaxda Somaliland I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|