WAJAALE NEWS

Sanad Guradii 24aad 18 May Qaranimada Somaliland, Iyo xuskii Balaadhnaa Ee Dalka Koonfur Africa;SAWIRO

xuskii balaadhnaa ee ka dhacay  dal waynahay koon fur africa

qaranimada somaliland taasi o ay ka soo qayb galeen madax dalkan koonfur africa gaar ahaana xusbiga talada haya tiro dhan 10 xubnood. oo uu ugu horeeyo

honr comrade councillor jerry musesi.

dupthe chairperson. lucas nkgogo.

brang secretary margan abel. iyo 7 xunbood ookale.

halkaasi oo ay siwanaagsan nola dabaal dageen.

salaana u soo direen dhamaan  madaxda iyo shacabka somaliland.

gudoo miye ahaan waxaan salaan balaadhan uu soo dirayaa dhamaan madaxda dalka iyo shacabkaba.

madax waynaha  jamhuuriyada somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilanyo

golaha wasiirada  lamaha kal gadisan ee qaranka lamaha dwliga ah

lamaha madaniga iyo bulshada dhamaan meel kasoy kala joogto waxaan leeyahay  sanad guudo wanaagsan.

waxaan ra jay nayaa in aynu dhawaan wax la qayb sano bulsha da calamka oo aynu ka midha dhalino himilada dalkeena.

hoosna loo eego waxyabaha aadka ino samaynaya e loo bahan yahay in wax laga bedelo.

wada tashi  in la is maqlo wax wada qabsi foojignaan dheerada ah ficil wada socda. dhamaan jaliyadaha duni waxaan ku yara baraarujin lahaa mudnata dalka ha la horaysiiyo inta mid gaar ahaaneed la horaysiinayo si beri dhalanka dhalan doonaa ay ugu  nastaan, kuwa joogana u dareemi lahaayeen. wanaag dad  iyo dal jeclaysi una ilaaliyaan

gudoomiyaha guud ee jaliyada koonfur africa

kayse mursal muhumed

Exit mobile version