WAJAALE NEWS

Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Oodwayne Oo Dib Loo Dhigay Iyo Dadwayne Ka Cadhaysan Oo Isku Soo Baxay.

OODWAYNE(W,N)-Kalfadhigii golaha deegaanka degmada oodwayne ayaa dib loo dhigay khilaaf hadheeyey qaab loo dooranayo maayarka iyo maayarkuxigeenka oo ay ku hordamayaan xisbiyada mucaaridka iyo xisbiga talada dalka haya.

Sidoo kale dadwaynaha ree oodwayne ayaa iskugu soo bax ay kaga soo horjeedaan dib udhiga fahdiga golaha iskugu soo baxay gudaha magalada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version