WAJAALE NEWS

Daawo: Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Oodwayne Iyo Xildhibaan La Xidhay

Oodwayne (W,N)-Dadwaynaha Magaaalaada Oodwayne ayaa isugu soo baxay mudaharaad Balaadhan oo ay kaga soo hor jeedaan xadhig loo gaystay Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Oodwyne.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version