WAJAALE NEWS

Maayarka Degmada Oodwayne Oo Ka Hadlay Xilka Qaadis Ay Ku Sameeyeen Xildhibaanada Oodwayne

Hargaysa (W,N):- Maayarka Degmada Oodwayne Cabdixakiin Nuur Muuse ayaa waxa uu ka hadlay in dhawaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Oodwayne ay xilkii ka qaadeen waxaan uu waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadistaa ay sheegeen Xildhibaanadu isagoo sheegay in si sharci ah lagu soo doortay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version