OODWAYNE(W,N)-Magaalo madaxda gobolka daad madheedh ee oodwayne ayaa maanta waxa ka dhacay mudo haraad balaadhan oo ay dhigeen dadwaynuhu kaasi oo ay kaga soo horjeedaan dib udhig lagu sameeyay kalfadhigii golaha deegaanka degmada oodwayne
Sidoo kale ciidamada booliska ayaa ka hor tagay dadwaynaha isku soo baxa dhigayay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;