WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Munaasibad Loogu Dabaal Degayo Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may.

GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa habeenkii xalay lagu qabtay munaasibad baaadhan oo loogu dabaal degayo xuska sanad guuradii 30aad ee lasoo noqoshada madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland eek u astaysan 18may.

Waxaana munaasibad kazoo qaybgalay madaxdhaqameed maamulka gobolka iyo ka degmada haweeen,dhalinyaro iyo boqolaal kamid ah shacabka magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version