WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Shaqaalihii Ka Hawlgalay Kaadh Bixinta Gobolka Saaxil.

BERBERA(W,N)-Komishanka doorashooynka somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii agabkii iyo gaadiidkii ka shaqaynayay kaadh bixinta codbixiyaasha ee gobolka saaxil.

Waxaana ka hadlay kala diri shaqaalaha qaybinta kaadhka codbixiyaasha masuuliyiin katirsan gudida doorashooyinka xubnaha asxaabta iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version