|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Munaasibad Loogu Dabaal Degayo Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may.
May 19, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa habeenkii xalay lagu qabtay munaasibad baaadhan oo loogu dabaal degayo xuska sanad guuradii 30aad ee lasoo noqoshada madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland eek u astaysan 18may.
Waxaana munaasibad kazoo qaybgalay madaxdhaqameed maamulka gobolka iyo ka degmada haweeen,dhalinyaro iyo boqolaal kamid ah shacabka magaalada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Beeniyey In Ciidan La Dagaalama Xuutiyiint... Hay’adda Shaqaalaha Iyo Wasaaradda Waxbarashada Jsl Oo Madaxweynaha Hortiisa Kaga Dhawaaqay Shaqaala... “Siilaanyo Horta Isagu Maaha Kii Hawaysan Lahaaba In Loogu Magac Daro Maktabadda Ama Library-ga Qara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|