NAIROBI(W,N)-Dawlada Kenya ayaa maalintii shalay ahayd amartay in la xidho masaajidada , kiniisadaha iyo goobaha kale ee ay bulshadu iskugu yimaadaan ee magaalada Niarobi taasi oo gabi ahaanba ka dhigtay masaajidada xaafada isli in ay madhnaayeen maanta.
Amarka kasoo baxay wasiirka caafimaadka Dalka Kenya ayaa waxaa ka dareen celiyay qaarkamid imaamada masaajid kuyaal xaafada islii iyo shacabka ku dhaqan magaalada nairoobi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/_ej8WZD2YSw