HARGAYSA(Wajaalenews) Waxgaradka madaxdhaqameedka iyo ehelada muwaadin cumar xasan cumar sheekh muuse ducaale ayaa madaxwayanaha somaliland ugu baaqay in xoriyadiisa loo soo celiyo islamarkaa wixii uu danbi galay ay beeshu dusha ku qaadanayso
muwaadinkan ayaa loo haystaa faldanbiyeed dalka ka baxsan iyadoo gabi ahaanba loo diiday in ay buuqdaan eheladiisa mudadaa uu xidhnaa oo hada maraysa 14bilood,
waxaana halkaasi ka hadlay salaadiyiin cuqaal iyo odoyaal kale.
https://youtu.be/bQd8fn4cWDA