WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Xabaalaha Malowle Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Dr Maxamed Yuusuf.

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aaas qaran loogu sameeyay xabaalaha malowle ee galbeedka magaaada hargasya Dr Maxamed Yuusuf Gaboobe oo habeenkii xalay ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada gabiley,

Aaska Marxuumka ayaa waxaa kazoo qaybgalay Maayarka magaalada  gabiley, madaxdhaqameed, dhakhaatiir iyo bulshada ku dhaqan gobolada hargasya ,gabiley iyo wajaale ka kala socoray

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version