WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faratoon Oo Xildhibaanada Golaha Ubalan Qaaday In Uu Odaynimo Ku Hogaamin Doono!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland yaasiin xiir faratoon ayaa balan qaaday in uu golaha wakiilada ku hogaamin doono odaynimo islamarkaana uu dhex u ahaandoo xildhibaanada doortay iyo kuwii aan dooranba.

 

Exit mobile version