Gudoomiye Faratoon Oo Xildhibaanada Golaha Ubalan Qaaday In Uu Odaynimo Ku Hogaamin Doono! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faratoon Oo Xildhibaanada Golaha Ubalan Qaaday In Uu Odaynimo Ku Hogaamin Doono!
July 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland yaasiin xiir faratoon ayaa balan qaaday in uu golaha wakiilada ku hogaamin doono odaynimo islamarkaana uu dhex u ahaandoo xildhibaanada doortay iyo kuwii aan dooranba.

 

COMMENTS
LINKS