|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
March 12, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Afhayeenka Urur Siyaasadeedka Waabari Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Shafareed ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
Afhayeenka Urur siyaasadeedka Waaberi Maxamed faarax Miigane Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Sharafeed Ku Maamuusay Warbaahinta ka hawlgasha Gobolka Gabiley taasi caawa ka qabsoomay magaalo madaxda Gobolka Gabiley ee Gabileu Ujeedka Kulankani Uu AFhayeenka Urur Waabari la qaatay Waraabinta Gabiley Ayaa Ahaa Is Xog waraysi Dhex Maray Masuuliyiinta Ururka Waabari Iyo Warbaahinta Gobolka Gabiley.
Afhayeenka Ururka ahna Xoghayaha Warfaafinta Ee Ururka Waabari Maxamed Faarax Miigane Ayaa Waxa Sidoo Kale Ku Wehelinayay Kulankani Agaasimaha Xarunta Dhexe Ee Ururka Ahna Xoghayaha Ganacsiga Ee Urur Siyaasadeed Ee Waabari.
Related posts:Dalada Sonsaf Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Khilaafka Cakiran Ee Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada ... Cali Khaliif Oo ku Hungoobay Taageero Uu ka Helo Dawlada Muqdisho Iyo Wasiir Sheegay Inaanay Dawlad... War Deg Deg Ah; Shirkii Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmay Jabuuti Oo Lagu Kala Kacay Iyo Gudoomiye ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|