WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xilkii, Muxuuse Ku Micneeyay Xilka Tagidiisa!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii wasaarada gaashaandhiga somaloiland cabdiqani maxamuud caateeye ayaa caawa shaaciyay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee xukuumada madaxwayne biixi

Ex wasiir caateeye ayaa sheegay in uu xilka iskaga casilay sobobo la xidhiidha heshiiska madaxwaynaha Somaliland la sexeexday dawlada itoobiya kaasi oo uu sheegay in uu kazoo horjeedo in la siiyo bada Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version