WAJAALE NEWS

Xogo Laga Helayo Halkii Uu Ku Danbeeyay Xidhiidhkii Somaliland Iyo Maraykanku!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliand ayaa mudo haatan laga joogo dhawr bilood wuxuu safar ku tagay dalka maraykanka halkaasi oo uu kulamo la qaatay xildhibaanada aqalka sare haayadaha dawlada maraykanka u qaabilsan Africa kuwaasi oo uu sheegay in ay wada yeelanayaan labada dalka xidhiidh iskaashi oo dhinaca abniga ah kaasi oo ka madax banana maamulka somaliya

Hadaba halkii ku danbeeyay xidhiidhkii labada dale e Somaliland iyo maraykanku;

 

Exit mobile version