|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Xabaalaha Malowle Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Dr Maxamed Yuusuf.
May 7, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aaas qaran loogu sameeyay xabaalaha malowle ee galbeedka magaaada hargasya Dr Maxamed Yuusuf Gaboobe oo habeenkii xalay ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada gabiley,
Aaska Marxuumka ayaa waxaa kazoo qaybgalay Maayarka magaalada gabiley, madaxdhaqameed, dhakhaatiir iyo bulshada ku dhaqan gobolada hargasya ,gabiley iyo wajaale ka kala socoray
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxdhaqameedkii Ay Dhawaan Xukuumadu Jeelka Madheera kasoo Daysay Oo Wacad Ku Maray In ay Si Ada... Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Silaanyo Oo caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yees... Xeerar Madaxwayne Siilaanyo Hor Keenay Golaha Oo Xildhibaanada Wakiiladu Dib Ugu Celiyeen Iyo Gudoom... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|