WAJAALE NEWS

Maayarka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Maxkamada Sare Ku Laashay Dacwad Ay Ugudbiyeen Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa ka dareen celiyay go,aankii maxkamada sare ee jsl maalintii shalay kazoo saartay dacwad ay ugudbiyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley oo ka dacwoonayay wareegto wasaarada arimaha guduhu kazoo saray fadhiyada golayaasha deegaanka ee dalka.

Maayar amiin ayaa soo dhaweeyay go,anka isagoo sheegay in maxkamadu ku saxnayd talaabada ay ka qaadatay isagoo dhanka kale xildhibaanada ugu baaqay in ay kusoo noqdaan xayndaabka shaqada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version