WAJAALE NEWS

Milicsiga;-Madaxwayne Cigaal Oo Sheegay In Jabuuti Bilowday In Aanay Suurto Galaynin Midnimadii Shanta Somaliyeed.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland alle ha,unaxariistee maxamed xaaji ibraahim cigaal ayaa mar uu ka hadlay 1996 xarunta golaha wakiilada somaliland ayaa wuxuu ka waramay in dalka jabuuti ahaa dalkii diiday midnimadii shantii somaliyeed iyagoo markaa goostay in ay noqdaan dal madaxbanaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version