WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Muwaadin Mudo 38 cisho Ah Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Yoonis Axmed yoonis oo kamdi ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa markale si kulul ucanbaareeyay xadhiga muwaadin aadan xaashi oo mudo 38cisho ah ku xidhan magaalada hargaysa kaasi oo sida eheladiisu sheegeen in xidhan wiil uu dhalay madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version