WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xadhiga Muwaadin Mudo Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biixi Iyo Fariinta Ay Udireen Laamaha Amaanka.

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga wadani ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga nin qoyskiisu sheegeen in uu uxidhan yahay wiil uu dhalay madaxwaynaha Somaliland kuwaasi ooh ore cabashadooda warbaahinta ula wadaagay

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in aanay shaadhkiisa dadka lagu dhibaataynin isagoo haayadaha amaanka ka dalbaday in cadeeyeen xadhiga muwaadinkaa mudada bilaa sharciga ku xidhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version