Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Muwaadin Mudo 38 cisho Ah Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Muwaadin Mudo 38 cisho Ah Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biixi.
April 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Yoonis Axmed yoonis oo kamdi ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa markale si kulul ucanbaareeyay xadhiga muwaadin aadan xaashi oo mudo 38cisho ah ku xidhan magaalada hargaysa kaasi oo sida eheladiisu sheegeen in xidhan wiil uu dhalay madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS