HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta xukuumada madaxwayne biixi cawaale shirwac oo kamid ah gudida qaban qaabada aaska suldaan ibraahim jaamac samater iyo eheladiisaba Oo ku geeriyooday dalka turkiga ayaa sheegay in maydka suldaan maalinta bari ah lakeenayo dalka iyadoo laga soo dajin doono madaarka caasumada hargaysa
Sidoo kale Ex wasiir cawaale shirwac ayaa bulshada ku wargaliyay in lagu aasi doono alle ha,unaxariistee magaalada gabiley oo u suldaanku degenaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;