|
|||||
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Maalinta Bari Ah Dalka La Keenayo Iyo Halka Lagu Aasi Doono
April 13, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta xukuumada madaxwayne biixi cawaale shirwac oo kamid ah gudida qaban qaabada aaska suldaan ibraahim jaamac samater iyo eheladiisaba Oo ku geeriyooday dalka turkiga ayaa sheegay in maydka suldaan maalinta bari ah lakeenayo dalka iyadoo laga soo dajin doono madaarka caasumada hargaysa Sidoo kale Ex wasiir cawaale shirwac ayaa bulshada ku wargaliyay in lagu aasi doono alle ha,unaxariistee magaalada gabiley oo u suldaanku degenaa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Isku Badal Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaarada. Xukuumada Cusub Iyo Dib Uhabeynta Xisbiga Kulmiye Ee Laga Filayo Madaxwayne Muuse Biixi Maxay Noqon ... DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Dhismaha Wado Cusub, Sheegayna In Ay Tirakoob ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|