CEEL-AFWAYN(W,N)-Suldaan Siciid Ducaale oo kamid ah madaxdhaqameedka beesha Habar Jeclo oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaada ceel afwayn ayaa ka hadlay dagaalka maalintii sedexaad ka socda deegaanka buqdharkayn ee gobolka kaasi oo kooxaha huwanti ah weerar kusoo qaadeen bulsahda beesha habar jeclo.
Sudlaan siciid ayaa sheegay in ay ka beel ahaan dagaal diyaar garoobayaan islamarkaana beesha dhulmahante la qaateen dagaalkaa ay bilaabeen isagoo fariin udiray guud ahaan beesha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;