WAJAALE NEWS

Gudomiyaha Gobolka Sool Oo Kormeer Xogogaal U Noqosha Ah Ku Tagay Deegaanka Dhabar Dalool Ee Dhawaan Laba Beelood Dirir Ku Dhexmartay.

SOOL(W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo ay weheliyaan masuulin kale ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo xaalada deegaanka dhabar dalool oo dhawaan dirir dad badani ay ku dhexmartay laba beelood oo wada dega kaasi oo hada degan islamarkaana ay ku sugan yihiin Ergooyin nabadaynta laba beelood ujooga.

Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka sool ayaa halkaasi gaadhsiiyay raashin loogu talo galay Ergada Nabadaynta

Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa ka warbixiyay ujeedada safarkooda iyadoo ay ka hadleen odayaasha deegaanka iyo qaarkamid ah ergooyinka soo gaadhay ee nabadaynta beelahan ujooga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version