LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha gobolka sool cabdikariim xaaji diiriye ayaa ka hadlay shaqaaqo habeen xalay koox hubaysani ku weerareen dad shacabka oo safar ku jiray iyo khasaaraha soo gaadhay
Sidoo kale gudoomiyaha gobolka sool ayaa faah faahin ka bixiyay furitaanka shirka nabadaynta ee yagoori uga furmaya laba beelood oo dhawaan dirir dhexmartay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;