LAASCANOOD(W,N) Shirkii nabadaynta beelihii dirirtu ku dhexmartay koonfurta magaalada laascanood ee gobolka sool
Shirka nabadaynta oo ay goob jog ka ahaayeen gudoomiyaha golaha wakiilada iyo wasiirka arimaha gudaha ayaa laga soo saaray qodobo lagu heshiiyay iyo awaamiir culus oo la dul dhigay labada beelood
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;